Drawing IFED sketch…
Guinea-Bissau oo si cad u beenisay wararka la xiriira aqoonsiga Somaliland
Bissau - Dowladda Guinea-Bissau ayaa si cad u beenisay warar lagu baahiyay baraha bulshada iyo warbaahinta qaarkood oo sheegayay in ay qorsheynayso inay aqoonsato Somaliland. War-saxaafadeed rasmi ah oo ay 26-kii Luulyo…
shabellemedia.com · 27 Jul 2026