Drawing IFED sketch…
Congo oo sii daysay 15 maxbuus oo Fallaagada M23 ka tirsan
Congo - Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) ayaa sii daysay 15 maxbuus oo lala xiriiriyay kooxda AFC/M23, iyadoo loo wareejiyay dhulka ay kooxdu maamusho ee bariga dalka, tallaabadaas oo qayb ka ah dadaallada l…
shabellemedia.com · 8 Aug 2026